Saraakiil katirsan booliiska Soomaaliya oo lagu xiray magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa lagu xiray Taliyaha saldhigga degmada Warta nabadda Gaashaanle  Dhexe Cabdirisaaq Soomane Xuseen iyo labo sargaal kale oo katirsanaa booliiska saldhigaasi ka howl gala. Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa amartay in lasoo xiro Taliyaha Saldhiga Degmada Warta Nabad iyo sidoo kale Alifle Cabdi Cumar Isaaq taliyaha Baarista Dambiyada Saldhiga Warta Nabada iyo Kormeere Labaad Cabdifitaax … Continue reading Saraakiil katirsan booliiska Soomaaliya oo lagu xiray magaalada Muqdisho